VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Habeen dhaaf mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Barwaaqo qalanjo
Habeen dhaaf

Hoosiis qabaw iyo nasiibow
Jacaylkan ufooyinka le nasiibow
Hadeerba hadaa ka daran

Hoobaan bislaatiyo ayaaneey
Jacaylkaan kuu hayaa ayaaneey
Habeenba habeen ka daran

Wax kale kuma hawlaniye
Naftaydaan is haysanaa

Halaasina iguma jiro
Hadana mooyaan mooyaan
Hadhkiisanunbay tidhaa

Habeen dhaafna iguma jiro
Hadana mooyaan mooyaan
Hugeedii noqobay tidhaa

Horyaalka aan qaadanoo
Sidaa isku haysanee
Ayaa laba haleeloo
Kala hoyan inaga dhiga

Harahoo biyo liyo ayaaneey
Jacaylka hujuunka wadi naftayda
Hadeedba hadhaw ka daran

Hawdkii dalkeeniyo hilaacow
Jacaylkan hamuunta qabin hilaacow
Habeenba haben ka durug

Wax kale kuma hawlaniye
Naftaydaan is haysanaa

Warkale kuma heelaniye
Naftaydaan is haysanaa

Habeen dhaaf iguma jiro
Hadana mooyaan mooyaan
Halkaa ku sidbay tidhaa

Humaan kale iguma maqal
Hadana mooyaan mooyaan
Hubkiisa noqobay tidhaa

codkii Barwaaqo qalanjo