caashaqaan lahaa
waa labeen kalgacal
laabta mayraca oo
waayaha ku ladhan
hadii uu lig dhaxo
waa hubaal lurkuye
liibaan ku dhawr
sawka laalmayee
dhibyaraan lulmaday
ma anaa lugo,a
degdeg lahashadii
meel leexsan marayooo
hubsiimoo la,aan lalmaday

marlay maan lixine
waxa la ila helay
lin badan qarasoon
dabin lay dhigee
markay laba jacayl
lubigood mid yahay
ka ladaan dhibtaba
mar labad xujada
lagu lama hirtee
ma anaa lugo,a
degdeg lahashadii
meel leexsan marayooo
hubsiimoo la,aan lalmaday

Exit mobile version