VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Walaac - Lyrics

Wiilyahoow wadnahaad dagtoo Ragaba wadaad marisee Wadankeed ku nooleyd Wadankeed ku nooleyd Walalac walalac daada quruxduu Waabad isaaqdee qalanjooy Wadankaan ku noolaa Wadankaan ku noolaa Wiilyahoow wadnahaad dagtoo Ragaba wadaad marisee Wadankeed ku nooleyd Wadankeed ku nooleyd Walalac walalac daada quruxduu Waabad isaaqdee qalanjooy Wadankaan ku noolaa Wadankaan ku noolaa Walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Walee walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Nolosha aan wadaangnee Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Walee walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Nolosha aan wadaagnee Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Walee walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Nolosha aan wadaangnee Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Walee walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Nolosha aan wadaagnee Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Waxaad tahay oktoobaroo Waa inankaan raadinaayee Weyne ma igu kaa simay Weyne ma igu kaa simay Sidaad sidaad iigu weyntahay Hadaan waayo aragaa Walbahaarkaa i daashada Huunooy Walbahaarka i daashada Waxaad tahay mubaarigoo Waa inankaan raadinaayee Weyne ma igu kaa simay Weyne ma igu kaa simay Sidaad sidaad iigu weyntahay Hadaan waayo aragaa Walbahaarka i daashada Barwaaqooy Walbahaarka i daashada Walee waan isku wacanahee Waad i deeqday quruxoow Walee walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Nolosha aan wadaangnee Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Nafta wehel u noqo quruxoow Qalanjooy Walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Walee walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Nolosha aan wadaagnee Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Walee waan isku wacanahee Waad i deeqday quruxoow Walee walee waan isku wacanahee Waad i deeqday qumanoow Nolosha aan wadaangnee Nafta wehel u noqo qumanoow Qalanjooy Nafta wehel u noqo quruxoow Qalanjooy Walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Walee walee waad igu wacantahee Waad i deeqday qalanjooy Nolosha aan wadaagnee Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow Nafta wehel u noqo qalanjooy Qumanoow
Queue is empty
-- / --