VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Walaac mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Barwaaqo qalanjo
Walaac

Wiilyahoow wadnahaad dagtoo
Ragaba wadaad marisee
Wadankeed ku nooleyd
Wadankeed ku nooleyd

Walalac walalac daada quruxduu
Waabad isaaqdee qalanjooy
Wadankaan ku noolaa
Wadankaan ku noolaa

Wiilyahoow wadnahaad dagtoo
Ragaba wadaad marisee
Wadankeed ku nooleyd
Wadankeed ku nooleyd

Walalac walalac daada quruxduu
Waabad isaaqdee qalanjooy
Wadankaan ku noolaa
Wadankaan ku noolaa

Walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Walee walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Nolosha aan wadaangnee
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy

Walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Walee walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Nolosha aan wadaagnee
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow

Walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Walee walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Nolosha aan wadaangnee
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy

Walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Walee walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Nolosha aan wadaagnee
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow

Waxaad tahay oktoobaroo
Waa inankaan raadinaayee
Weyne ma igu kaa simay
Weyne ma igu kaa simay

Sidaad sidaad iigu weyntahay
Hadaan waayo aragaa
Walbahaarkaa i daashada
Huunooy
Walbahaarka i daashada

Waxaad tahay mubaarigoo
Waa inankaan raadinaayee
Weyne ma igu kaa simay
Weyne ma igu kaa simay

Sidaad sidaad iigu weyntahay
Hadaan waayo aragaa
Walbahaarka i daashada
Barwaaqooy
Walbahaarka i daashada

Walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday quruxoow
Walee walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Nolosha aan wadaangnee
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy
Nafta wehel u noqo quruxoow
Qalanjooy

Walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Walee walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Nolosha aan wadaagnee
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow

Walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday quruxoow
Walee walee waan isku wacanahee
Waad i deeqday qumanoow
Nolosha aan wadaangnee
Nafta wehel u noqo qumanoow
Qalanjooy
Nafta wehel u noqo quruxoow
Qalanjooy

Walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Walee walee waad igu wacantahee
Waad i deeqday qalanjooy
Nolosha aan wadaagnee
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow
Nafta wehel u noqo qalanjooy
Qumanoow

codkii Barwaaqo qalanjo, Mubaarak Oktoobar