gabdhaha gayigaad
garasha dheertoo
inaan kuu go aa
garbay noqotoo
gab baan kugu ahay
hadeer geenyooy

habeen gabigii
hurdada ma gam oo
hadaad gaadhoo meel
naftaa gubatoo
intaan goohaan
waliba gurxamoon

aan giblaynee geenyooy
ka gil gilo garbaha

sidii geenyo
shaashka loo fidhay
ama gorayiyoo
haldhaaga gugaa
gabdhaha gacalooy
wax dheertahay
my masuul.com

Exit mobile version