VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Hilbo wada dhashiyo - Lyrics

hobaladii qarniga haybta soomaaliyeed hab u socod faneed horaantii unkoow qays hanuuuniyw hambalyiyo salaan horta naga gudoon hobolada ka yimid hargeysa iyo berbera helitaan warkood oon haraad leh iyo hamuun baan u qabay hadalkooda iyo inaan helo iyaga hadal badan murtidu hanaan kuma lehee fanka heer qaran waxa hore u galay hubaal waa sahriyo halkay canab tahay hanaan badan tiriig heesta luuqadiyo hanaan iyo wanaag gabadhii horaan looga wada hadhaay hooyadii fankaay hoboladu khadraay ducay kuu hayaan hoboladii ka yimid hargeysiyo togdheer markaan helay warkooda hanqal taagayoo isma huri karno hilbo wada dhashiyo hayb qudhaan nahay hobalkii falaashiyo wacay heelaniyo haduu facuul jigjiga hees ku tumanayaan way hagaagtayoo fankii orumaryoo caalamkuu hiigsaday isma huri karnoo hilboo wada dhashiyo hayb qudhaynu nahay
Queue is empty
-- / --