VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Hilbo wada dhashiyo mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Bashiir dirgax
Hilbo wada dhashiyo

hobaladii qarniga
haybta soomaaliyeed
hab u socod faneed
horaantii unkoow
qays hanuuuniyw
hambalyiyo salaan
horta naga gudoon

hobolada ka yimid
hargeysa iyo berbera
helitaan warkood
oon haraad leh iyo
hamuun baan u qabay
hadalkooda iyo
inaan helo iyaga

hadal badan murtidu
hanaan kuma lehee
fanka heer qaran
waxa hore u galay
hubaal waa sahriyo
halkay canab tahay
hanaan badan tiriig

heesta luuqadiyo
hanaan iyo wanaag
gabadhii horaan
looga wada hadhaay
hooyadii fankaay
hoboladu khadraay
ducay kuu hayaan

hoboladii ka yimid
hargeysiyo togdheer
markaan helay warkooda
hanqal taagayoo
isma huri karno
hilbo wada dhashiyo
hayb qudhaan nahay
hobalkii falaashiyo
wacay heelaniyo
haduu facuul
jigjiga hees ku tumanayaan
way hagaagtayoo
fankii orumaryoo
caalamkuu hiigsaday

isma huri karnoo
hilboo wada dhashiyo
hayb qudhaynu nahay

codkii Bashiir dirgax