VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Rucubta Naasaha - Lyrics

Inkastoo ra'yiga guud Intuu raran yahay dumar Ay kuraran gubyoodaan Ciladooda heli karin X2 Ama talo ragaad iyo Rajo quus ku dhow Dahoo hadana meel Lagaa rabin ha isku Soo ridaan ridin x2 Reer dam beed ka Xaalada hobey hobey Waa loosoo riyaaqaa Hobey hobey hobey Hobey loo riyaaqaa X2 Anaa raac dadaadiyo Kala raagisteenii in Kastoon rafaad qabay Kawardoonka cashaqa Adna soo rogaal celi X2 Waxaad raadinaysiyo Waxan aniga kularabo Mid kuuroon rabaa ogee Rabaa ogee x2 Inkastoon ribadayoon Ruux isbarashadeenii Waran laba ridaala ah Usoo ramiyay cashaqa X2 Rugga galinta sheekada Run iyo been miday tah- Aan kala raadinaayee Amba guurka wan rabay X2 Hayeshee rag ragashiyo Hobey hobey wax raagaa Rag kuma sama hobey Hobeey hobey hobeey Rag kuma sama hobey Hobeey x2 Sidaa ramad gu'roob Badan nirgaha geeda Raysliyo rug caleen leh Loodhigay miyaan kugu Rantaayoo hadba kugu Dul reemaa x2 Mise rucubta naasaha Rucubta naasahaaan Hadba soo ruxaayoon Qosol kugu rakaadaa Qosol x2 Inkastoo ridamadu ruux Wax jecel udaran tahay Raxmad li'ida hadalkuna Rubad gooyo ay tahay X2 Hadalkana la'raad guro Run iyo been mid kuun Yahuun talo raasumaal Noqon kugu raacay lagu Galin x2 Naf rafiiq ku moodaan Hobey hobeey kaareebi Waayee hobey hobeey Hobey hobeey reebi Waayey x2 Sida aar waxay baday Ruug cadaa dableeyoo Raqda daalin oo helin Raxmad waad ka dheer Tehee maxaa raaran Kaa dhigay x2 Waxaad raadinaysiyo Waxan aniga kularabo Mid kuuroon rabaa ogee Rabaa ogee x2 Jiilaal rindiidsaday rog Mashada abaaraha ash- Kin riiray mooyee laba Raafle joogsaday x2 Inkastoo reer caadihi Loxos- rogasho badan Yahay waxaa ruqada Wayda ah rugta loogu Dhaanshaa x2 Marka rahanku cirir da'da Hobey hobeey rimaydaad Kutirinine hobey hobeey Hobey hobey ku tirinine Hobeey hobeey x2 Sidaa ramad gu'roob Badan nirgaha geeda Raysliyo rug caleen leh Loodhigay miyaan kugu Rantaayoo hadba kugu Dul reemaa x2 Mise rucubta naasaha Rucubta naasahaaan Hadba soo ruxaayoon Qosol kugu rakaadaa Qosol x2
Queue is empty
-- / --