VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Rucubta Naasaha mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Bashiir ibraahim
Rucubta Naasaha

Inkastoo ra'yiga guud
Intuu raran yahay dumar
Ay kuraran gubyoodaan
Ciladooda heli karin
X2

Ama talo ragaad iyo
Rajo quus ku dhow
Dahoo hadana meel
Lagaa rabin ha isku
Soo ridaan ridin x2

Reer dam beed ka
Xaalada hobey hobey
Waa loosoo riyaaqaa
Hobey hobey hobey
Hobey loo riyaaqaa
X2

Anaa raac dadaadiyo
Kala raagisteenii in
Kastoon rafaad qabay
Kawardoonka cashaqa
Adna soo rogaal celi
X2

Waxaad raadinaysiyo
Waxan aniga kularabo
Mid kuuroon rabaa ogee
Rabaa ogee x2

Inkastoon ribadayoon
Ruux isbarashadeenii
Waran laba ridaala ah
Usoo ramiyay cashaqa
X2

Rugga galinta sheekada
Run iyo been miday tah-
Aan kala raadinaayee
Amba guurka wan rabay
X2

Hayeshee rag ragashiyo
Hobey hobey wax raagaa
Rag kuma sama hobey
Hobeey hobey hobeey
Rag kuma sama hobey
Hobeey x2

Sidaa ramad gu'roob
Badan nirgaha geeda
Raysliyo rug caleen leh
Loodhigay miyaan kugu
Rantaayoo hadba kugu
Dul reemaa x2

Mise rucubta naasaha
Rucubta naasahaaan
Hadba soo ruxaayoon
Qosol kugu rakaadaa
Qosol x2

Inkastoo ridamadu ruux
Wax jecel udaran tahay
Raxmad li'ida hadalkuna
Rubad gooyo ay tahay
X2

Hadalkana la'raad guro
Run iyo been mid kuun
Yahuun talo raasumaal
Noqon kugu raacay lagu
Galin x2

Naf rafiiq ku moodaan
Hobey hobeey kaareebi
Waayee hobey hobeey
Hobey hobeey reebi
Waayey x2

Sida aar waxay baday
Ruug cadaa dableeyoo
Raqda daalin oo helin
Raxmad waad ka dheer
Tehee maxaa raaran
Kaa dhigay x2

Waxaad raadinaysiyo
Waxan aniga kularabo
Mid kuuroon rabaa ogee
Rabaa ogee x2

Jiilaal rindiidsaday rog
Mashada abaaraha ash-
Kin riiray mooyee laba
Raafle joogsaday x2

Inkastoo reer caadihi
Loxos- rogasho badan
Yahay waxaa ruqada
Wayda ah rugta loogu
Dhaanshaa x2

Marka rahanku cirir da'da
Hobey hobeey rimaydaad
Kutirinine hobey hobeey
Hobey hobey ku tirinine
Hobeey hobeey x2

Sidaa ramad gu'roob
Badan nirgaha geeda
Raysliyo rug caleen leh
Loodhigay miyaan kugu
Rantaayoo hadba kugu
Dul reemaa x2

Mise rucubta naasaha
Rucubta naasahaaan
Hadba soo ruxaayoon
Qosol kugu rakaadaa
Qosol x2

codkii Bashiir ibraahim