cado iyo wardheerban ku geyne
ciidi jarareede
qoraxeyda caanka
ayaabad casarkiiye
laafyoone
citydibay caweysinka
dad gobe heeso kuu curine
daawo iyo casuun wax ku tagi
caro san liiban

curudyahay qalbiga yelate
cogatay laabtuye
cisi iyo kalgacal iyo
caashaq kugu sooro
sidii curad uu ugas dhalay
ayaan kaga baxin cuude
calaf ha igu kaa simo
qof kale ii cuntami waye

godayban ciyaar kugu tmi
meel cagaar badane
gogodbaa cirkoo da'ay
balaxsan cimiladeediye
togdheerban cidoo darar
fiid caano kugu siine
herer iyo ubad waxa ku dhali
faafan canabeeye

curudyahay qalbiga yelate
cogatay laabtuye
cisi iyo kalgacal iyo
caashaq kugu sooro
sidii curad uu ugas dhalay
ayaan kaga baxin cuude
calaf ha igu kaa simo
qof kale ii cuntami waye

Exit mobile version