VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Nasab - Lyrics

dibna qado qoortiyo xubnaha loo qor qoray saami qotonkiyo qiyaastiyo xarago qaayo socodkaaga qof kudaawadaa qaali qaraw habeenkiiyee qaraw habeenkiyee qudhi waa quruxdaada dayay oo ka qaadi waayey ku qalalay halkoodii indhaha aad isqabataane nasab qiimihii iyo hadii qoys la darajeeyo ama uu qadarin ruux mutaa qaaradahah joogo quruxdii muqdishaay ma jiro dunida qayrkaaye qab ya tire ideeqdaye ilaahay makaa qaado nasab qiimihii iyo hadii qoys la darajeeyo ama uu qadarin ruux mutaa qaaradahah joogo quruxdii hargeysa ma jiro dunida qayrkaaye qab ya tire ideeqdaye ilaahay makaa qaado qormo yarey tigaa dale maxaa laamo kugu qaydan maxaa ubax qandoodiyo caleen kaa lalmadey qaarkaa curub iyo manqoolfalad maxaa qariyeye guudkaaga aayaha wax qaadiyo maxaa damac ku qoonsan maxaa kuu qumbacan ciil dareen kuu qaracan baahi nasab qiimihii iyo hadii qoys la darajeeyo ama uu qadarin ruux mutaa qaaradahah joogo quruxdii somaalay ma jiro dunida qayrkaaye qab ya tire ideeqdaye ilaahay makaa qaado nasab qiimihii iyo hadii qoys la darajeeyo ama uu qadarin ruux mutaa qaaradahah joogo quruxdii galkacyo ma jiro dunida qayrkaaye qab ya tire ideeqdaye ilaahay makaa qaado
Queue is empty
-- / --