VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Nasab mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Bashiir Jaawi
Nasab

dibna qado qoortiyo xubnaha
loo qor qoray saami
qotonkiyo qiyaastiyo xarago
qaayo socodkaaga
qof kudaawadaa qaali
qaraw habeenkiiyee
qaraw habeenkiyee
qudhi waa quruxdaada dayay
oo ka qaadi waayey
ku qalalay halkoodii indhaha
aad isqabataane
nasab qiimihii iyo hadii
qoys la darajeeyo
ama uu qadarin ruux mutaa
qaaradahah joogo
quruxdii muqdishaay ma jiro
dunida qayrkaaye
qab ya tire ideeqdaye
ilaahay makaa qaado
nasab qiimihii iyo hadii
qoys la darajeeyo
ama uu qadarin ruux mutaa
qaaradahah joogo
quruxdii hargeysa ma jiro
dunida qayrkaaye
qab ya tire ideeqdaye
ilaahay makaa qaado
qormo yarey tigaa dale maxaa
laamo kugu qaydan
maxaa ubax qandoodiyo caleen
kaa lalmadey qaarkaa
curub iyo manqoolfalad
maxaa qariyeye guudkaaga
aayaha wax qaadiyo maxaa
damac ku qoonsan
maxaa kuu qumbacan ciil dareen
kuu qaracan baahi
nasab qiimihii iyo hadii
qoys la darajeeyo
ama uu qadarin ruux mutaa
qaaradahah joogo
quruxdii somaalay ma jiro
dunida qayrkaaye
qab ya tire ideeqdaye
ilaahay makaa qaado
nasab qiimihii iyo hadii
qoys la darajeeyo
ama uu qadarin ruux mutaa
qaaradahah joogo
quruxdii galkacyo ma jiro
dunida qayrkaaye
qab ya tire ideeqdaye
ilaahay makaa qaado

codkii Bashiir Jaawi