qacdaan ku arkay indhuhu qaboobaaneey
anaa qalanjooy ku jecel
anaa qudha iyo wadnaha
anaa kugu qoray qalbiga
qaboobaayeey qalbigu
adaa qoodhii jabuutaay
adaa qardho iyo ku nool xamar
adaa qasrigii hargeysiyo
ku nool qaaradeenii hooyee
qaboobaayeey qalbigu
quruxdasinidiyo amaanta
aduu qaadirkeen ku siiyay
anaa qaaliyeey ku jecel
anaaa qiimo kuu hayoo
anaan kaa quusanaynn
qabooobaayeey qalbigu
adaa qabri bayax jigjiga
adaa gaarisiyo qaryooley
adaa qasrigii laascaanood
ku nool qaaradeenii hooyo
qaboobaabeeye qalbigu