waligey intaan jirey
adigaan wanaagiyo
war san kugu akhrinayaa
wabiyada kalgacalkaan
waado kuugu xidhayoo
wadnahayga adigaa
kaga waan sanahee
waran kay igu dhacayaee
haliskii wax yeeloo
jaceylkan igu dhacay
wal wal kiyo dhibaatada
kuma waarayee
hagaag ii kaadi
adiguna wadeecada
kama war igama hayee
wanaagii dhexdeeniyo
ama ila wadaag caashaqa
ama aan ku waayee
wajigaaa iga qarii
sida maalinn weynoo
culumadu wargiga
iyo war san kuu siinayaa
waayo araga sheekadaa
taariikhaha wadaaaan
wakhtiyada salaada
farxad ku wajahaya

Exit mobile version