basharyahay adoo kale la iguma bishaareyn
bili aadam saasana in la beeray maan ogayn
bahdii xural cayntiyo cid kalaan ku moodee
bas baad igu abuurtee bocoryaay ma uumnayd

markaan baalihii furay indho bururay eegmada
baster barashadaadii beenaysay kuwii hore

hadaad buurta fuushiyo hadaad baarka firatoba
adigaa boqrane garo eey macaaneey

xiligeedii beer lula mid ka qurux badnaydoo
bara dheeri may jirin sanadaha se waa buux
misna birashadaydiyo bilad midan kor saaroo
bar barkaaga keenana bil dhaanteedii maan arag

by masuul.com

Exit mobile version