jacayl kaamilan oo kalsiini le
kalgacayl loo kobcan weeyee
joog karaamiyo kaftan lagu habay
kaalin qaadyoo kordha weeyaan

kasha deeqoo kaaha nuuriyo
kob barwaaqa ah ku kifaaxnee
kaalay oo ii imaaw

jacayl kaahsoon oo i kaafiyay
kasha buuxshoon kuba kaydiyay
sow kulaylkiyo kaakan laga jaray
oo kadeed leeyn kaygii weeyaan
by masuul .com

Exit mobile version