Anuunbaa samaha wadee
Kama bogsoonin jacaylkee
Sowkaa igu helay
2x
Inaad saartay geediyo
Waxaad siisey mooyee
Inaad saartay geediyo
Waxaad siisey mooyee

Sankuu igaga tolanyoo
Sanduluu igaga dhigee
Sankuu igaga tolanyoo
Sanduluu igaga dhigee
Inaan seexan waayoo
Suuradaada daawado

Sababta adigaa lahaa
Ileefsiiyay dacartee
Sababta adigaa lahaa
Ileefsiiyay dacartee

Ila sido dacartan igu yidhi
OO waligaa ha sii deyn
Aniguna sareediyo
Sahalbaan U haystey
Inaad tahay sadkaygiyo
Sadbuursi ma gaaro
Saatirkay isiiyaay

Inaan seexan waayoo
Suuradaada daawado
Inaan seexan waayoo
Suuradaada daawado

Exit mobile version