Hawlahaaga guudiyo
Danahaaga gaarkaa
Hawlahaaga guudiyo
Danahaaga gaarkaa
Intoo soo gudbinayaan
Taydii Ka gaabshee
2x
Abaalkii aan kuu galay
Waxba adiga oon Ka gudi
Gafkayga kaa yimid
Iyo godobta boosliya
Waa laba gudboono
Garawshiyo hayee
2x
Golohii barbaartoo
Geedkii jacaylkoo
Garbaan taa Ka leeyahay
2x
Jacaylkaaga maan gabin
Mana aan gadinee
Jacaylkaaga maan gabin
Mana aan gadinee
Gargaar iimaad gaysanine
Go'doonbaa I galisayee
2x
Ha igu gaaf wareegine
Gees uun aniga iiga guur
Gafkayga kaa yimid
Iyo godobta boosliya
Waa laba gudboono
Garawshiyo hayee
2x
Golohii barbaartoo
Geedkii jacaylkoo
Garbaan taa Ka leeyahay
2x

Exit mobile version