falkeed ma fiir fiirihaa
faa'iido faceed waaya maa
faraqa loo buuxihaa
ma fikireysa fidney wadaa
falaar waayeee
fool madow waaye
aan fiicneen
firaashkay fadhidaahee
filinkeed waa damihaaye
fakfakleey waa fududaatay
ma fatuurey wadataaye.
ala hobeey heeley hoyaaboow
hibilow hoyaabeee.
falaad falaadey wadaa
faa\'iido falaxey mudaa
war waa is faan faanisaa
fakaartaa lagu faafiyaa
furowgeedee
faxshar fanaag waaye
fardheerideed
filaangeeda fardaayo
filinkeed waa damihaaye
fakfakleey waa fududaatay
ma fatuurey wadataaye.
ala hobeey heeley hoyaaboow
hibilow hoyaabeee.
Waxaa soo diray: taango yare