VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Fakfakley waa fududaatay mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Buunis
Fakfakley waa fududaatay

falkeed ma fiir fiirihaa
faa’iido faceed waaya maa
faraqa loo buuxihaa

ma fikireysa fidney wadaa
falaar waayeee
fool madow waaye
aan fiicneen
firaashkay fadhidaahee
filinkeed waa damihaaye

fakfakleey waa fududaatay
ma fatuurey wadataaye.
ala hobeey heeley hoyaaboow
hibilow hoyaabeee.

falaad falaadey wadaa
faa\’iido falaxey mudaa
war waa is faan faanisaa

fakaartaa lagu faafiyaa
furowgeedee
faxshar fanaag waaye
fardheerideed
filaangeeda fardaayo
filinkeed waa damihaaye

fakfakleey waa fududaatay
ma fatuurey wadataaye.
ala hobeey heeley hoyaaboow
hibilow hoyaabeee.

Waxaa soo diray: taango yare

codkii Buunis