Faadumaayeey tii oon ku faafayeey
Faadumaayeey tii oon ku faafayeey
Raxmadii isku filnaatayeey
Faaidaystay markii
Aar farahayga soo gashee
2x
Faraxay ii tahay fiidka aniga ii tahay
Faanayeey waxaad na fartaan
Ku faanaayeey waxaad
Na fartaan ku faanaa
2x
Doox carfoon Badan
Ifirkiisa tahaayee
Faynuustii qalbigeegeey
Faaidaystay markii
Aar farahayga soo gashee
2x
Faraxay ii tahay fiidka aniga ii tahay
Faanayeey waxaad na fartaan
Ku faanaayeey waxaad
Na fartaan ku faanaa
2x

Exit mobile version