Madaw madawga cirkiyo
Mayay soo curtiyo
Moodii galbeed
Muuqa u eegeey u eegaay
Midi aan jeclaa
2x
Milicsigaa indhuhuu
Tay moodayeen
Ubax iyo madiiyoo
Sida midab Ku yaaal
Laamaha laamaha madheedh
2x
Mudo waxaan sugaba
Maantaan lahaa
Mudo waxaan sugaba
Maantaan lahaa
Ku soo martayee
Marti soor samee
Ma hayoo ma hayoo
Lawaa lawaa ma hayoo
2x
Muxibay muxibay wadoo
Maankiyo qalbigu
Maankiyo qalbigu
Mar hadaanay helinee
Murugo kalgacal
Kalgacal ma moogaanayaa
2x
Mufti caalimi yahoo
Martiyahanadoow
Arin durugtaybaad
Martideeda hee
Ma maareyn Ma maarayn kartaa
2x
Mudo waxaan sugaba
Maantaan lahaa
Mudo waxaan sugaba
Maantaan lahaa
Ku soo martayee
Marti soor samee
Ma hayoo ma hayoo
Lawaa lawaa ma hayoo
2x

Exit mobile version