Dawadii nafteyday dadka tan kadortay dawadi nafteyday dadka tan ka dortay saw inan ku dawado daldher ugamaso bixin 2x
Dumi haygu noqonine sidan kaga daba dhacay waa inad daryeesha wanka danbeyayo dorwaxan idhahda 2x
Duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x
Malagi ku dilay iyo sidan ahay dabaylaha 2x
Dadka kala dhantala iididay hadalke 2x
Wanka dambeyayo dorwaxan idhahda wanka dambeyayo dor waxan idhah da duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x
Wanala dada huna ways doranayan 2x
Inaguna duledkiyo darbiyadan waregna doqonimo na weye soodulo soo dago 2x
Inaad gadhi isartayo kaliga dakeysa 2x
Waxad damacdey mahee miyaa laygu ka diray 2x
Malagi ku dilay iyo sidan ahay dabaylaha 2x
Dadka kala dhantala iididay hadalke 2x
Wanka danbeyayo dorwaxan idhahda wanka danbeyayo dor waxan idhahda duni lama amaane dahab weyi gabadhuye 2x

Exit mobile version