VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Faanfaan - Lyrics

Faan faan ma galo oo jacey faan faan ma galo oo Faan faan ma galo oo ano filan bu ifiirshay filanbu ifirshay anu fadul igu imido fadul igu imido wadnaha dhigu fatahaya doonba mareyso badaa doonba marayso majabo jaawey sidaye 2x Waranki jacaylka walal wadnaha iga tagto wadnaha iga tagto anigu wano yeli maye wano yeelimaye walal waxa layga wacaya waxa layga wacaya halkey waris ay ku nooshahay 2x Doonba marayso badaa doonba marayso majabo jaawey sidaye 2x
Queue is empty
-- / --