VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Faanfaan mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

C/Xakiim C Farayare
Faanfaan

Faan faan ma galo oo jacey faan faan ma galo oo Faan faan ma galo oo ano filan bu ifiirshay filanbu ifirshay anu fadul igu imido fadul igu imido wadnaha dhigu fatahaya doonba mareyso badaa doonba marayso majabo jaawey sidaye 2x
Waranki jacaylka walal wadnaha iga tagto wadnaha iga tagto anigu wano yeli maye wano yeelimaye walal waxa layga wacaya waxa layga wacaya halkey waris ay ku nooshahay 2x
Doonba marayso badaa doonba marayso majabo jaawey sidaye 2x

codkii C/Xakiim C Farayare