onkod roobku madaayo
ana taaha madaaoyo
ana taa ma ilaawo
jaceyl uuda bi ,maayo
oon hilaac bi maayee
eer na tiida madaayo
ileen aamusi maaye
ilaah tiisu ma oosho
calaf layskama osoo
ubax deyr ma qorsoomo
una kays kama daayo
ifka laysku tudhaaye
dhibta layskuma daayo
waxba layskama xaajeee
nafsi hayga galabsan
axdigii na dhex yiiley
ha iloobine oofi
sidA oonko hilaaca
ileyskeeda cadceeda
amaantada libaaxa
walo waanad ogeyne
ayaan uurkiyo maanka
wadnaha agtiisa
aayar tusaaye
hadii aana ibleysku
iga kaa ambinaynin
waa aqoonta haweenka
aroos ay ka caweyso
ifka laysku rudaaye
lays ma gar gaaree
nafsi hayga amaahan
axdigeeni adkee

Exit mobile version