Wabigii qadayo taan wehe shanaye 2x
Maxaa kugu wacano wadkedi u noqotayee ama wad jecleydo wacadiyo heshiisba marhore lahayden war warabinta unbad ku wanag santahay waxyeladadi anigay waxyaha igoysey 2x
Naftu wa amane wabigi jacaylkaw iwado anigana 2x
Iwado aniguna 2x
Wabi socdan ahayo wadan dhexmaraye 2x
Mawjado waregiyo biyo biyoo walan ma ahiye ma rabin inan waxyele wakhtigedi ba galee wakhtigedi ba galayo so waban wayde wanka xumahay wanka xamaahay geerida cishqigagu wiiqme waxba hala amusino wardigiyo saladan wardigiyo saladaan kugu waninaya naftu wa amane wabigi jacaylkow iwado anigana 2x
Iwado anagana 2x

Exit mobile version