Qalanjadii haweenke
Qurux lagu manaystaay
Qarnigan hablaha kacay
2x
Qaaradaha aduunyada
Qancisaye nafataydii
2x
Aday kuu qushuucdee
Qoys wacan ma noqonaa
Qurux ma u wadaagnaa
2x
Qumanow jacaylkii
Qays iyo cilmiba dilay
Aya igu qayoodo
2x
Qacdii aan ku eegaa
Maankayga qaadee
2x
Aday kuu qushuucdee
Qoys wacan ma noqonaa
Qurux ma u wadaagnaa
2x
Qancisey jacaylbaa
Qalbigayga galisoo
Wankuu qashuucee
2x
Qiimo iyo wanagba
Qaadirkay kusiiyee
2x
Aday kuu qushuucdee
Qoys wacan ma noqonaa
Qurux ma u wadaagnaa
2x
Qaadirkii ku uuma
Qurux kugu manaysto
Qofna kulama simayee
2x
Kaa quusan maayo
Wadnahad ku qorantee
2x
Aday kuu qushuucdee
Qoys wacan ma noqonaa
Qurux ma u wadaagnaa
4x

Exit mobile version