VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Maxaa kaa lilaahiya – Looli mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

Cabdinaasir Macalin
Maxaa kaa lilaahiya – Looli

Looli heganahaydoo
Labagoor kolkii helay

Dhulkoo liqay xareeddii
Rayskuna labeen yahayeey

Oo laama ubaxiyoo
Isku luray caleentii
Leegleeganaayaaan

Saxansaxa lulaysiyo
Sida laydha udugga leh
Laab qaboojiyaay

Maxaa kaa lilaahiyaa
Caashaqa ha lalineee

Sidaa aar libaaxoo
Lisanaaya miciyahaa
Amaa laqan maroodiyaa
Oo laama ku cartamayeey
Ama faras laamihiyo
Birmadkaba lihiin kuleh
Lidka geedigeedii
Farxad lagu abuuree
Caashaqa aan ladantayee
Adna hoo libtiisoo

Kala leexan meeynee
Adna ha isku keey ladin

Sidii aan u laabkacay
Ladi waayay jiifkoo

Sidaan u lamalagdoodaay
Lac waa ka doortaayee

Laabxadaydaa beerkiyoo
Qalbigaygaad ka lulataa
Laxawgeedaa sii koror

Libkii halista iga muday
Inaan liito aragtayee
Intaan loxodka la idhigin
Maxaa kaa lilaahiya
Caashaqa ha lalinee

Reerkii layli dhaansada
Haamuhu ka laayaaa
Haraadna kama ladnaadee

Lugtii jeeni dhaaftaayeey
Lugooyeey kusocotaa
Laftu weey jabtaayoo
Lamaanihii isdoortee
Isu laab fiyoobin
Maba aanan lulanine
Bal maxaay ka leeftaa

Kala leexan maynee
Adna ha isku keey ladin….

codkii Cabdinaasir Macalin, Sahra Ahmed