sagaleey mid kula siman wali lama saynoo
ifka looma saarinoo sinta laguma qaadin
waana sabab jacayloo wadnahayga sudhanoo
naftaydii sir caashqu sidaan ahayba mooyee

sanaabtaada ooqudha huqaadkaa sad waynoo
samsam ideeqdoo alla sagaleey
sagaleey sad iyo calaf ninka uuku siiyaa
hadii uusagaal qaado wuu uuga sii xad darayaa alla sagaleey
suuradaada qurux diyo socod kaaga laafyaha
kolkaad gacanta saydhaa jidhiidhico isaaqdaa alla sagaleey

Exit mobile version