somalilnd hirdooglaay hoygii aqoontiyo
hormuudkii aduunkiyo iftiinkii hoon afrikaay
hanaanka aad leedaa lagu soo hirtaayoo
habsamaan wanaagaa kharkuu horseeedoo
horumarkaad ku gaadhee

dhulkaygaa hodankaa halyaydiiku halgamay
kuu huray naf iyo maal hambalyaan udirayaa
ciidayda hooyo hagar daamo iyo ciil
hamskiyo abaaraha ilaahay haku hareer marshee

noqo midaadhasaan loo hadhac aaduqaboow iyo
hoobaan barwaaqiyo hoyraaxo badanoo
laguso hayaamee

Exit mobile version