inkastoo xabiibi xaalkeenu murugyoo
wali kala xayiranahay
waa iska xaal aduunoo xaqaa
hiilin doonee hawarwarin xayaati
mar hadaan is xulanoo labadeenu xay nahaya
xamdi mahadii weeyoo waan xidhiidhi doonaa

kuwii xumaha tarayee inakala xistiyay
xiska yayna kaa lumin
xaasidkiyo cadaawaha xogta yayna kaa heelin
xubigiyo gal gacalkana xajiyoo hasiidan

inkastoo xaqiiqdii caashqu xanuun iyo
xumad iyo igali inkaar
xili aan is moognahay xiise aad uwayna
xishmad iyo wanaagna uhayaa xagaagee
adiguna xayaadeey samirkii xaqdhawkii
waligaa xasuusnoow

Exit mobile version