adaan dadka kuu jeclahay
iyadaan dumar kaa xisaey
adaan dugsi ku ahoo
adaan dayaxa kaa jira
iyadaa qalbigeyga dagoo
kaligaa kaa dugtee
nabarada damqadaayee
duul hadhsada halbowlaha
adna iga dawee
daymadaan ku eegaba
indhaa daraada
ilmo daadshe ilomoo
ilmo daaadshey naxariiss
adaan dookha kuu xushoo
adaan nafta damaca baray
adaa nafta doogsadoo
adaa dawo iiga dhigan
iyadaa deganaanta iyo
dabcigiyo asluubtaba
daaim kuugu deeqoo
duul xariiraba d tahee
adna ila daldaal

Exit mobile version