Duraygii sow iguma
Fidin soo dariishad
Laabtiyo daaqadooyin
Kalama bixin X2

Daxal iyo dhibaatiyo
Wax udaran naftaydiyo
Sow doog iguma noqon
X2

Dawow anigu yaabaye
Waxaan ahay nin
Dadaalo liitoo dayobo
Soo inaan ku daawado
Markaan dani imay
Badin X2

Dookhaani yaab lehe
Inan yahay daraadaa
Dumar sow umaan
Nicin X2

Diihaalka caashaqa
Daris ulamaan noqon
X2

Dawow anigu yaabaye
Waxaan ahay nin
Dadaalo liitoo dayobo
Soo inaan ku daawado
Markaan dani imay
Badin X2

Exit mobile version