Caku feexda naagaha
Falagiyo daruriga
Filan weysadoo dani ma
Fartumadoo daa
Falanaa allahayow
Labo is fiirsa neyso
Kuwa kala fininshoo
Kafayday sanaace….1X

Waxeey ula fadhinayaan
Faraska ugu jogaan
Ineey kala fatumaan
Kala fataxeeystan….2X

Fahmi wayay anigu yee
Ha iska faran duleysee
Falo iyo jaceyl keen
Ma ka farxashaa …2X

Horta horta yaane fududaan
Yaana fududaan …2X

Fartu so ma aay qorin fariin
Beena in aay tahay
Faadumo aan u diro taar…1X

(((BOGGA LABAAD)))

Haku forideey diyo
Jaceylkeygii falalay
Kuwa fooda goyiyo
Fogaan teydii irsaday
Fadumow jaceylkii iyo
Farqi aan wadaagnay
Fagaaraha ka sheegtay yee
Maxaad iga fileysaa…1X

I naad meel la fanatoo
Facaa aad la noshahay
Ama aad fayooben finiyaa ku
Dawada….2X

Fiicnan tii horeeti iyo
Farxad ii aan so siday
Furihii jaceylkana ma
Iska forarshaa….2X

Horta Horta yaane fududaan
Yaana fududaan….2X

Fartu so ma aay qorin fariin
Beena in aay tahay
Faadumo aan u diro taar…1X )))

Lyric by Dayran omar

Exit mobile version