sadaradaa quraankiyo
saligii rasuulkiyo
saligaan ku raacshee
ala nabarada sahal
ha sag saagin waanada
dhabankana hasii deyn
saacidaada eebahay
usaree asaagaa gaa
waxan saaka xusayaa
oo ay ku siman tahay
subaxdii aad dhalatoo
sanad guuro weeyeee
samaan saadir kugu nagi
sagal wanaagu kula socay
sabigiyoo dhalaankiii
mudo aan sugayaae
saadaalinaayee
sifo hooyadeed u eeg
xilkaan guudka saariyo
abaanimo sideedaba
sacab iyo ciyaariyo
maha suul dhabaaleyn
waxan saaka xusayaa
oo ay ku siman tahay
subaxdii aad dhalatoo
sanad guuro weeyee
samaan saadir kugu nai
sagal wanaagu kula sacay

Exit mobile version