cimrigay intaan jiray caynba cayn haweenka
canabeey adoo kale wali carada kuman arag
sida canabka beeraha canbe soo gaduutaa
nafta aad cajabiso ruux u cuntamaysee

caloolyowga igadaa calafkayga noqotee
aan caleema saarnee soo xidho cunaabiga
aan wada cawaynee

cirka oo onkodayoo soo curiyay roobiyo
cagaar soo iftiimaad ayan iila cayn tehee
adaan kaa calmadayee caafimaadkii noloshaay
jacayl waa cudoonyee caashaq ma isku keen galay

Exit mobile version