Aduunyada igama reenin
Nasiibkuna igama eexan
Rajanna annigaa lahaayoo

isuma aadin taladuyee
Dhacdayoo
Waa amar ilaahay iseektayee
Ha ila eegan

Abaarsaday awadaayoo
ciil iyo il igu dhamaatay
Aqoon daridayda eegay

Inaankaan xubigii u aayay
Iminkaan aragtidaa ubaahday
IMankaan ooridaa udiyaar ahay
Ha iga aarsan idaaweeyoo
ku noqon maayee idaaweey

Ana shalay kaa ordaayayee
Maantana waan ku ogalaaday
Hadaan axadigii ka booday
Hadana kaa ooli waayee
Miyaan dumar ugu horeeyay

Abaarsaday awadaayoo
ciil iyo il igu dhamaatay
Aqoon daridayda eegay

Inaankaan xubigii u aayay
Iminkaan aragtidaa ubaahday
IMankaan ooridaa udiyaar ahay
Ha iga aarsan idaaweeyoo
ku noqon maayee idaaweey

Exit mobile version