waligaa dhib lama waabo
wado qalada lama jeexo
qalbi kuu walwalaya
dhiig waabay lama siiyo

wari iyo wacdaro ciile
wanaag lagama doormoodo
udub la isu geeyoo
taariikhdu siday warisay

hadii aad ka waatoobin
wacad qabe ma liibaano
waqtigaa iiga xaale

Exit mobile version