Xasuustii dhexdeeniyo
Xafladaan ku kulanaa
Xiisaheegii waynaa
Aan xusnee xagaagii

Xaaladaha la soo maray
Xog ogaal u noqo oo
Xafid yay ku seegine

Inta aan xabaashiyo
Xayndaabka la i dhiginee
Xabiibtii xayaatii wax ila qabo

Exit mobile version