VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Dalkii idinkaa qaribay - Lyrics

dalkii idinkaa qaribay dadyooow kala wada qoqoban intuu dagay qaarba meel oo ay qoys qoys noqdeen mid kasta ila qumanyoo qofiba qof dhaliilayaa cudurka aad wada qabtaan qabkaad wada huwan tihiin qabiil weeyi sideeydin soomaalay qaran ku noqon miyaydaan qubuuro iyo waxgarad qabin akhyaar miyaydaan qaab dadnimo qadarinayn walaalayyaal miyaydaan wax is qabtoo is qiimeeyaba lahayn maxaa culimadii qabsaday quraankii miyu ka lumay miyuu qasif nagu dhaco qasaaraha lagu farxaa qaneecaad nabadgalyiyo miyaa qayrkiiba la nacay miyaad qaflad uun ku jiro qiyaamaha ilaa la tago soomaali qalooocaneey ogoow quwadii alloo quruumo rogtaybaa jirtee qisay reebtaa qisabee qubaneewuu soo toxnaa taariikhduna way qortaa qaladku qulubuu dhalaa qulubku qarax baa dhalay dalkiisii oo qariban fanaan wax ka qaban karayn dadkiisii uu qabiil qabiil u qaybsamay baan ahoo qalbigu way ololayaa intii qumanoo dhan iyo qofkii ila aragtiyii iyana way la qabaan qabkiyo kibirkii is dardaray is qoonsadayee is qabsaday qatarta umaday gasheen intuu qabar laayay iyo qaarkuu faniinku dilaye qudhaba wixii aan ku wayn mid quud u carariyee dadkii qulquloo badnaa qaxootiga wada noqdiyo qiimihii dalka dadka iyo qaranka soomaalinimo qaab aan u heli karnoo hal qodob baa jira ogoow dastur weeyee iska qoran dadkana lagu kala qanciyo qaladka lagu kala saxee sinaan wax ku qaybiyoo kitaab weeyee quraan qabsada soomaaliyeey qurafaad lama rabee dadyoow qubayoo ka tagay wixii qaadir xalilay qaybihiiuu naga xarimay intay qaateen kuliba qaladka dambigay galeen iyaga oon ka qoomamayn iblaysku usii qurxiyay waliba iyagu isla quman qisaasaha aakhiriyo qabriga lays gayniyo qudhoo baxda naga xigte qahaar inuu eebe yahay qiriba maysaan miyaa qalbigii miyuuidin qalalay qiyaama war baa jire cadaabaha qiiqiyee qoryaha dadka looga dhigay jidhkiinan qafiifahoo qoraxda aan xamili karayn quwiyo taag uma hayee qatarta aad dhex taagan tihin kasoo baxa qoomyahaaw quraanka usoo noqdoo qafaar yaa tawba dhaha soomaali qaloocaneey qaf rabak
Queue is empty
-- / --