markaan ku arko
waan ka maqsuudi lahaa
murugadaa qabee
hooyo macaan
muuqqgu wuu
iga maydhi lahaa
dhibtaan soo maree
hooyo macaan
intaan kaa maqnaa
waan maaganoo
qunfac iyo hurdaba
waan iska maanacee
hooyo macaan
maama aragtidaa
waxay iila midtahay
anigoo makk iyo
madiinaba tagoo
xajka soo maree
hooyo magan ilaah
markastaba ahoow
maamooy dhibaad
ilasoo martee
miisaan xaqaa
lama magi karee
mininkaa janada
mawlaha haka dhigo

Exit mobile version