geyi dheer jacal tegay
oo galbadee mar hore tagay
oo aan la gaarayn
hakadaba guclaynin
aan gamee naf yahay
hurdada hayga gayo
gayaan kale ma waayine
naftey guhaadiyo
igadaa gil gilashada
gabaybaa mar hore yidhi
xiligaad ka gudubtiyo
galinkii kudhaafaa
gadaalkuuma soo maro

Exit mobile version