naftayda waan la doodayaa
hadlkan waan daboolayaa
dibadaa waa udiidayaa
adiga waanku daryeelayaa
jaclka waan udadaalayaa
dibada waan udiidayaa
sidaan kaaga daba dhacay
adna iigu duubnow
doqon iga nasiib lahoo
ii daran hanoqonine
cirka oo darooriyo
sida hogol dayasiyo
daruuraha hilaacan
kuu daawadaayoo
dushaan kaa ilaashaa
kuma dayn karaayee

Exit mobile version