Farhia Fiska ‘Farxiya’

Somalidu runtii
dhib ku raagay
beey u rafaadsantoo
a u rafadsantoo
waxa riiqayoo
riiqayoo
rifay waa qabiilee

Waxaa riiqayoo rifay waa qabiilee

Rabiyoow dalkeena is raaciyoo
Rabiyoow dad keena is raaciyoo
Raxmadaada sida roob ugu dadoo

Rasmi qaran ahoow raali laga yahoo
lagu reeya keen RAXMAANOOW nasii
RAXIIMOOW nasii

Abdi Abdullahi Leyloon

Somalida runtii wax ragaadiyoo
kala roorka baday kala roorka baday

Reer reer ka dhigay reer ka dhigay thanks fisk &abdi
Rogay waa Qabiil

Rabiyoow dad keena is raaciyoo
rabiyoo dalkeena is raaciyoo
Raxmadaada raxmadaada
sida roob ugu dad oo

Rasmi qaranahoo raali laga yahoo
rasmi qaranahoo raali laga yahoo
lagu reya keen RAXMAANOOW na sii
RAXIMOOW na sii AAMIIN ILAAHOW NASII

Lyrics by: ikraan

Exit mobile version