Aniga aragaagu waa ii
Abshire ma ogtahay inan yahay
Ayaan qudha kaama Adkaysan
karee ma ogtahay inan yahay
2x
Hadad agagaarka agtayda timad
Waan ku oon bixilaa
2x
Uurkiyo laabtad ku Abuuran
tahe ma ogtahay inan yahay
Ood iftiin wacan iyo ilays
Utahee ma ogtahay inan yahay
2x
Hadad agagaarka agtayda timad
Waan ku oon bixilaa
2x

Exit mobile version