Masku jawharadiisiyo
Jeexyadu ilmaha dhigo
Kama jeesto mirashada
Nabo jecel ladaymada
Jidgooyadii hore
Jid marbay ka dhigataa
2x
Jeexaygii midigeey
Adigana gujidaladaday
Suurtay ii jabayee
2x
Marmarban jaleecada
Waxan kaaga jeedaa
Adoo jooga meeel
Cirjiitamay jilbaha dhigay
Xalaytana jirday miray

Marna waxna kaaga jeedaa
Adigoo dhex jalbeeb saday
Meel jirka geedkiyo
Jeexii sareeeyo
Jaban irida laamuhu
Isku jiilin qaarkii
2x
Oo jamashadaadi jalkii
qaadan wayo
Jibaad ololayee
2x
Sida geed ji dheeriyo
Jidhan dhagaxle soomaray
Maw jimimicdaayo
Sidan kuugu jeel qabo
Adna maw jiraban tahay
Adna maw jiraban tahaayee

Markaso jirbaha iyo
Jaanta ma isa saarnaa
Marna jiir dibaacsiga
Qalbiga mayga jiidhaa
Jawaabtaadi waayee
Inan jiraba ma ogidee
Inan jiraba ma ogidee

Exit mobile version