VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Heesta Shukri - Lyrics

mayeygan oo soo curtoo malkada dhigay meel dogaa oo miraa bixiyoo maanku soo dindimay midab kala duwan geedaha marmaray oo malab shinidu ay ka miirtay ubax shinidu ay ka miirtay ubax maankiyo qalbigu waxay soo mudaan ama muuqda oo ishu kaa milicsato oo kaa mudan shugriyey ma jiro runtii marwo qaaliyo inta xidhan maryaha mudan koodiyeey midhihii jaceyl loo majiirtayeey inta wacaani malab misaalkeediyeey waxaad mudantahaba ma ilaawi karo ood mudan tahaba ma ilaawi karo maankiyo qalbigu waxay soo mudaan ama muuqda oo ishu kaa milicsato oo kaa mudan shugriyey ma jiro hadalkii aana maqliyoo muuqooda dumar midii aan arkaba midan kula mar dhigo oo kugu masalo maanka hoos mariyo mugi aakhiree dadka maanta nool kuma maqal marnaba oo maanta nool kuma maqal marnaba maankiyo qalbigu waxay soo mudaan ama muuqda oo ishu kaa milicsato ruux kaa mudan oo kaa mudan shugriyey ma jiro
Queue is empty
-- / --