VOA A B C D F G H I J K L M N O Q R S T U W X Y Z

Dajiso heesta Shukri mp3 ahaan

download download //
Hadii ay kuu dajismi wayso midka hoose isticmaal
download Dajiso

Sida loo dajiyo


1. Qaabka mobile-ka:
Sida ugu sahalan aad udajisan karto waa adigoo Mobile kaada ku shubto barnaamijka Masuul somali music waxaad ka isticmaali kartaa Iphone -ka iyo telfoonada kale sida Samsung ga, kaliya halka barnaamijyada laga dagsado ku qor magaca ah Masuul somali music
2. Qaabka labaad, laptop-ka ama Computer-da waa wayn
Waxaad kaliya riixeesaa link- sare kadib woo kuu dajismeesaa, haddii ay dhacdo inoo daarmo waxaad isticmaashaa right click, kadib save dheh ..
Hase yeeshe, waxii intaa dheer sitoos ah Snap chat-ka la xariir #Lamaane

C/casiis isqalaji
Shukri

mayeygan oo soo curtoo
malkada dhigay meel dogaa
oo miraa bixiyoo
maanku soo dindimay
midab kala duwan
geedaha marmaray
oo malab shinidu
ay ka miirtay ubax
shinidu ay ka miirtay ubax
maankiyo qalbigu
waxay soo mudaan
ama muuqda oo
ishu kaa milicsato
oo kaa mudan
shugriyey ma jiro

runtii marwo qaaliyo
inta xidhan maryaha
mudan koodiyeey
midhihii jaceyl
loo majiirtayeey
inta wacaani malab
misaalkeediyeey
waxaad mudantahaba
ma ilaawi karo
ood mudan tahaba
ma ilaawi karo
maankiyo qalbigu
waxay soo mudaan
ama muuqda oo
ishu kaa milicsato
oo kaa mudan
shugriyey ma jiro

hadalkii aana maqliyoo
muuqooda dumar
midii aan arkaba
midan kula mar dhigo
oo kugu masalo
maanka hoos mariyo
mugi aakhiree
dadka maanta nool
kuma maqal marnaba
oo maanta nool
kuma maqal marnaba
maankiyo qalbigu
waxay soo mudaan
ama muuqda oo
ishu kaa milicsato
ruux kaa mudan
oo kaa mudan
shugriyey ma jiro

codkii C/casiis isqalaji