Xariirtii janada iyo
Sida xuuralcayntaa
Nafta xiiso galisaa
2x
Xasuusta caashaqaay
Xanuunka daaa
2x
Miyan xansadey sidii fulay
Miyan xishooday sidii hugur
2x
Xalay ma cawayn
Xisaabtii daa
Xeerkiisa wacanbaa
Sharaf lagu xurmeeyaa
Aan xaqdhawrno caashaqa
2x
Xareedadii xayaabiyo
Xit caleen ladaaqdaa
Xasuusbay la weheshaa
2x
Culimadaa xadraysaa
Xadiisbay kugu oogaan
2x
Miyan xansadey sidii fulay
Miyan xishooday sidii hugur
2x
Xalay ma cawayn
Xisaabtii daa
Xeerkiisa wacanbaa
Sharaf lagu xurmeeyaa
Aan xaqdhawrno caashaqa
2x

Exit mobile version